Monday , November 29 2021

5 WADDO OO AAD UGA FAAIDEYSAN KARTO WAQTIGAADA FIRAAQADA AH

Maxaa sameeyaa waqtiga fursadaha aan leeyahay ama firaaqada?

Waqtiga wuxuu ka mid yahay nolosha qofka insaanka waqtiga waxaa wanaagsan in loogu faaideysto sida ugu haboon ma jirto sida saxda ah qofka in  uu

leeyahay waqti iska furan ama firaaqo maadaama aan nahay dad muslimiin ah islamarkaana haboon in aan ka faaideysano waqtigeena sida uu alaah uu raali ka yahay hadii uu qofka firaaqo uu yahay waxaa uu uga faaideysan karaa in uu iska cibaadeysto.

 

Waqtiga firaaqada ma ahan mid loogu talo galay raaxo iyo maalaayacni in aad wagtigaaga ku lumisid raaxada waa in aad kaga faaideysataa waqtiga firaaqada waayo waqtiga firaaqada iyo caafimaad waxay ka mid yihiin waxyaabaha la is waydiin doona maalinta qiyaamaha sidaasi waxaa noo sheegay rasuulkeena sharafta badnaa naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee.Arimaha aad uga faaideysan karto waqtiga firaaqada waxaa ka mid ah:

1.In aad leedahay marka hore waqti qorsheysan .

2.Waxaa muhiim ah in aad uga faaideysatid dhanka caafimaad.

3.Aqrinta quraanka kariimka.

4.In aad aqoontaada ugu faaideysid dadka kale.

5.In aad uga faaideysatid dhanka nashaadhaadka ama aalamiintada

Check Also

Qaabka ugu fudud ee aad ku noqon karto aan hadal badneen

Qofka hadalka yar wuxuu kaga soocanyahay dadka kale waa qof waxbartay oo mutacalim ah iskama …