Tuesday , October 19 2021

Geeraar

Geeraar, geeraar amaan, geeraar amaan dumar, geeraar macaan, geeraar aad u macaan, geeraar amaan.

Geeraar Amaan Raxmo

Geeraar Amaan Raxmo Gabdhihii Ambiyadiyo ka sokoow asxaabtii Raxmooy adiga oo kale Ifka hooyo mey dhalin uur laguma soo sidin lamma soo abaabibnin Aabba muu gardaadinin ragna Arad ummey noqon timmaheeda muu arag araxdeeda muu dhugan Abwaan caashaq lamma jilin ugaasooy kummuu oran habeen muu agjiifanin umma uu abaalgudin Abboowana …

Read More »

Geeraar amaan iyo salaan isla socoto ah

Geeraar amaan iyo salaan isla socoto ah Baaxad dhaaf salaaniyo bur jacayl malaboo bogga iyo laabtiyo Sambabada i buuxshoo Badan oo balaaran u buseelay iha hoo. Bilaw weeyee iga qaad Waa bishaaree Barqadayso Wixii Baadiyeeyiyo Balo aan ka dhawree Basar ii dhagayso Waan bukaa Xabiibi Waa bastaye ma ogtahay Beer …

Read More »

Geeraar Dooq iyo jaceylkuba

Geeraar Dooq iyo jaceylkuba Dooqiyo jaceylkuba Dadka wey wadaagaan Damac iyo xishoodna Dumar lagama waayo Diintiyo qur’aankuna Culimadu ma deyso Anna doonistaadii Kama daallin inanyahay Inaan kuu dandaranahay Adba waad dareentaye Maad ila dadaashid? Cowsha duurka joogtiyo Dugaagiyo waraabahaan Maalmahan la deris noqday Waan daahayaayoon Waan duulayaayoon Adiga kuu duleysnahay …

Read More »

GEERAAR AMAAN AH, Geeraar amaan Dumar

GEERAAR AMAAN AH, Geeraar amaan Dumar

GEERAAR AMAAN AH, Geeraar amaan Dumar Haddii dumar asluubiyo Dabci fiican leeyahay Dulqaad tii u dhalataay Dadnimadiyo sharafta duco waalidkeyd Tii loogu daraay Daacadnimo waxaa hela Danahooda taam noqon Duulkii Illaah iyo Diintiisa caabuda Dariiqii rasuulkana Aan dacalka dhaafine Waxaa ugu danleeyhay Waa maalmo duniduye Dumar taan ka doortaay Ila …

Read More »

Geeraar aad u macaan xarafka D

geeraar amaan ah

Geeraar aad u macaan xarafka D Dadka taan ka doortaay Dareenkii wadnahaygaay Diirkii jirkeygaay Dooqeygu tuu raacaay Waxaan kuu soo dirayaa Salaan daacad ahoo debecsan Diiranoo duunyoo idil iyo Doolarka ka qaalisan Oo dubka sareetiyo Halbowlaha dacaladiisiyo Ku dahaaran qalbiga Oo diiwaanka wadnihiyo Ku daboolan caloosha Ee adigana ha daayicinoo …

Read More »