Friday , April 16 2021

Maqaalo

Oraahyo Jaceyl, Geeraar oraahdo

Oraahyo Jaceyl, Geeraar oraahdo 1. Xumaan iyo nabsi ruux xambaarsaday xashaash ku noolaan maayo, xaqdaro nin ku dhaqmaayo xakinkaa arkaayo xaqiiqdii guul ma gaaraayo, xiliga maanta la joogana xaalka aduun yaalo xifaalo malaha xili leys xisaabinaayo xabaasha aaqiro waaye ee xiskiina ku haaya. 2. Dunidaan dabjirkeeda dayaxa laalaayo, dunidaan da’yarteeda …

Read More »

4 tilaabo oo aad ku Hormarin kartid Xirfadaada

4 tilaabo oo aad ku Hormarin kartid Xirfadaada

4 tilaabo oo aad ku Hormarin kartid Xirfadaada ALLE SUBXAANAHU WATACAALAA bini aadanka uu abuuray waa ay kala duwan yihiin hadeey ahaan leheed muuqaalka, awooda shakhsiyadeed, hibooyinka uu aaba nasiiyay intaba waa kala duwanyihiin. Waxa jira dad badan oo leh xiraf kuwaasoo u baahan ineey hormariyaan xirfadooda si ay heer …

Read More »

30 Talaabo oo aad ku noqon karto qof caan ah

Qaabkee ayaad ku noqon kartaa qof caan ah Qof walba oo dunidaan aan ku noolnahay ee dushadeeda saran waxa uu hiigsanayaa yool, hadii uu dadaal dheer muujiyo waxaa u fududaaneyso sida uu ku gaari lahaa yoolkaas, waxay dad badan isku dayaan inay noqdaan qof magac ku leh (Caan ah) bulshada …

Read More »

5 WADDO OO AAD UGA FAAIDEYSAN KARTO WAQTIGAADA FIRAAQADA AH

Maxaa sameeyaa waqtiga fursadaha aan leeyahay ama firaaqada? Waqtiga wuxuu ka mid yahay nolosha qofka insaanka waqtiga waxaa wanaagsan in loogu faaideysto sida ugu haboon ma jirto sida saxda ah qofka in  uu leeyahay waqti iska furan ama firaaqo maadaama aan nahay dad muslimiin ah islamarkaana haboon in aan ka …

Read More »

Qaabka ugu fudud ee aad ku noqon karto aan hadal badneen

Qofka hadalka yar wuxuu kaga soocanyahay dadka kale waa qof waxbartay oo mutacalim ah iskama hadlo oo kuma hadlo waxa uu rabo oo afkiisa soo qabtay wuxuu ku hadlaa hadal miisaaman oo leh  xikmadaysan dadka markaas la hadlaayo wax badan ka faaideysan karaa.   Sida sheegtay shareecadeena qiimaha badan waxaa …

Read More »

Saameynta uu yeesho caruurta furiinka

Furiinka wuxuu noqday dhibaato bulshada dhexdeeda mana ahan mid lagu deg dego  hadii ay is furan ama ay kala tagaan labada lamaane waxaan shaki ku jirin in caruurta ay soo wajihi doonto daryeel la,aan iyo tarbiyo la,aan taasi oo sabab u ah kala taga labada lamaane. Sidoo kale saameynta uu ku …

Read More »

Cilaajka ama daawada Ramadaan

Bisha ramadaan waa bil fadli dheeraad leh  waxayna u baahantahay in lagu samro soonkeeda dadka qaar waxay soomaan saacado dheeraad ah  taasina waxay u baahantahay adkeysi dheeraad qofka sooman dadka kale wuxuu uga duwanyahay  in uu ka reebanyahay cunista cuntada ilaa maqribka laga gaaraayo ama laga aadaamaayo.   Inta ramadaanka …

Read More »

Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto

Inaad naftaada howl galiso Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa waxba ka reeban. Inaad garato awooda aad leedahay Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin …

Read More »

7 qaab oo aad ku dhiiri galin karto qofka

7 qaab oo aad ku dhiiri galin karto qofka Dhiiri galinta waa wax aad iyo aad u wanaagsan una wanaagsan qofka la dhiiri galinaayo si uu waxa uu ku haminaayo u gaaro. 7daan qodob waa qaababka aad ku dhiiri galin karto qofka: 1.       Marka hore qofka markaad dhiiri galineeyso si gooni …

Read More »